BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Anagoo Ah Beelwaynta Xeebjire Ee Ku Nool Dalka Jabuuti Waxaan Hambalyo Iyo Bogaadin U Diraynaa Natiijada Shirkii Beesha Ee London

London_pictures_095Anagoo ah beelwaynta Xeebjire ee ku nool Dalka Jabuuti ee ka kooban ganacsato,siyaasiyiin,Shaqaale iyo odayaalba waxaan halkan ka hambalyaynaynaa taageerona ugu diraynaa shirkii beelwaynta Xeebjire ee dalka Ingiriiska.Sidoo kalena waxaan aad ugu faraxsan nahay Suldaan Ismaail Suldan Sh.Muuse  oo ah Suldaanka Beesha.

 

Afhayeenka Beesha

Xasan Cumar 

Jabuuti

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 24 September 2013 01:59
Tuesday, 24 September 2013 17:29
Monday, 28 October 2013 01:18
Wednesday, 11 September 2013 03:20
Monday, 28 July 2014 13:44
Tuesday, 17 June 2014 13:20
Saturday, 26 July 2014 11:50
Saturday, 12 October 2013 15:58
Thursday, 01 August 2013 12:58
Monday, 16 June 2014 04:31