BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

WAR DEG DEG AH: Qarax Gaadhi Ismiidaamin Ah Oo Lala Beegsaday Goor Dhaweyd Habeen Ah Hotel Al Jazeera Oo Ay Degenyihiin Wasiiro iyo Xildhibaano

breakingnews01-01-2014 Muqdisho (Bnn) - Qarax weyn ayaa Goordhow ka dhacay Meel u dhaw Garoonka Muqdisho, waxaana soconaya Rasaas Xoogan Saaladii Cishaha.

Qaraxa waxa uu ka dhacay Hotel Jazeera, oo ku dhow Garoonka Muqdisho, kaasi oo ay Degenyihiin Xildhibaano, Diblomaasiyiin iyo Wasiiro.

Qaraxa waxaa loo adeegsaday Gaari Ismiidaamin ah, kaasi oo la dhigay Dhabarka danbe ee Hotel-ka.

Qaraxaan oo laga maqlay Magaalada oo dhan ayaan illaa hadda la ogeyn Khasaaraha ka dhashay, Xaalada ayaa ah mid kacsan oo Rasaas ayaa socota

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 17 June 2014 13:06
Saturday, 19 April 2014 09:36
Thursday, 08 May 2014 13:05
Friday, 04 July 2014 08:16
Thursday, 12 December 2013 03:24
Wednesday, 16 April 2014 04:05
Thursday, 26 June 2014 23:03
Monday, 06 January 2014 10:48
Thursday, 17 October 2013 21:22
Tuesday, 07 January 2014 21:53