BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO SAWIRRADA: Golaha Baarlamaanka Cusub Ee Punland Oo Maanta Loo Dhaariyay Xilka iyo Gudoomiye Ku Meel Gaadh Ah Oo Ay Iska Dhex Doorteen +SAWIRRO

dheerin_iyo_x

01-01-2014 Garowe (Bnn) Golaha Wakiilada ee Puntland oo maanta si rasmi ah xilka loogu dhaariyey ayaa iska dhex-doortey Guddoomiye kumeel gaar ah oo u haga shirarka ilamaa iyo inta ay ka soo dooranayaan Shir-guddoonka Baarlamaanka.

Golaha ayaa isku raacey Xildhibaan Cali Axmed Cismaan oo ah Xildhibaanka ugu da’da weyn in uu hoggaamiyo ilaa la dooranayo Afhayeenka Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa, Xildhibaan Cali Axmed ayaa ka tirsanaa Xildhibaanadii hore, waxaana uu ka soo galay gobolka Sool.

48saac ee soo socda ayaa lagu wadaa in Golaha Wakiiladu ay soo dhamstiraan hawshooda, doortaan Shirguddoon, iyo guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka.

ykkk1ykkk1ykkk1ykkk1ykkk1ykkk1ykkk1ykkk1ykkk1ykkk1ykkk1ykkk1ykkk1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 15 October 2013 07:31
Saturday, 30 August 2014 08:24
Sunday, 02 March 2014 09:41
Sunday, 01 June 2014 09:45
Monday, 18 August 2014 07:55
Wednesday, 12 February 2014 22:59
Sunday, 27 April 2014 19:31
Monday, 02 September 2013 13:32
Sunday, 08 December 2013 15:12
Saturday, 28 September 2013 19:38