BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Maraykanka Oo Dhaqaale Xoog Badan Ku Bixiya La Dagaalanka Daroogada Oo Markii Ugu Horaysay Loo Fasaxay Gobolka Ka Mida Iyo Saf Loogalay (VIDEO+SAWIRO)

cld102-01.2014 (BNN) Askari ka mid ahaa ciidamadii Maraykanka ee duulaanka ku qaaday dalka Ciraaq oo hawlgab noqday ayaa safka hore ee qaadashada doroogada Marihuana ka qaatay dukaan wayn kadib markii la sharciyeeyay gobolka Colorado dalka Maraykanka.Askarigani  oo magaciisa ku sheegay Sean Assariti ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu noqdo qofkii ugu horeeyay ee iibsada daroogadani isla markaana wax ka tari doonto xanuun xaga maskaxda oo i haya.

Xafiiska Wararka Boramanews

Boramanews/Facebook

cld1cld2cld4cld5cld3

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Monday, 28 October 2013 00:46
Friday, 11 April 2014 20:42
Friday, 20 December 2013 16:06
Tuesday, 16 September 2014 13:51
Monday, 16 June 2014 01:58
Thursday, 22 August 2013 04:15
Monday, 16 December 2013 10:35
Wednesday, 19 February 2014 16:19
Saturday, 31 August 2013 06:23
Thursday, 21 November 2013 17:33