BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Soomaali Badan Oo Ku Dhaawacantay Guri Dab Qabsadey Minneapolis Ee Dalka Maraykanka DAAWO WAXA DHACAY: +VIDEO

sawirrka_dadka_ka_ya
13 qof ayaa ku dhaawacmey guri la degan yahay oo dab ka kacay Minneapolis ee dalka Maraykanka, dadka dhaawacmey ayaa u badnaa Soomaali 6 kamid ah dhaawaca ayaa xaaladoodu khatar tahay sida uu Telefishanka CNN u sheegey Sarkaal ka tirsan Dabdemiska.

Waxaa la aaminsan yahay in weli ay jiraan dad ku jira dhismaha holocu ka baxaayo, waa gutri ay intiisa badan deganayaan dad Soomaaliyeed, waxaana uu dhinaca ku hayey goob Masjid ah oo lagu cibaadeysto.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Friday, 14 February 2014 00:14
Wednesday, 19 March 2014 14:15
Thursday, 08 May 2014 20:14
Thursday, 03 October 2013 20:17
Sunday, 01 September 2013 18:30
Saturday, 14 December 2013 12:52
Thursday, 02 January 2014 04:05
Monday, 17 June 2013 23:08
Thursday, 13 February 2014 09:35
Thursday, 08 May 2014 07:21