BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Daawo Cabdiraxman Xirsi Uurbayte Oo Hogaaminayay Maleeshiyaadkii Deegaanka Fiqi-Fuliye Ee Somaliland Isku Soo Dhiibay Oo Iska Sharaxay Puntland (VIDEO)

uurbayte

02-02.2014 (BNN) Cabdiraxmaan Xirsi Uur-bayte oo ahaa siyaasigii hogaaminayay meeleeshiyo beeleedkii deegaanka Fiqi Fuliye ee dhawaan S/land ay qaramaysay ayaa shaaciyay in uu u sharaxan yahay jagada ,Madaxxweyne Ku xigeenka Puntland sheegayna in Sool iyo Sanaag ka mid yihiin maamulka Puntland.

 

Siyaasigani ayaa la sheegay in Kumanyaal kun oo dolar uu ka helay xukuumada Siilaanyo kadib markii uu gacanta usoo galiyay Maleeshiyaad ay lahayd Khaatumostate.

DAAWO BADHEEDHAHA

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 05 December 2013 23:04
Tuesday, 29 July 2014 02:22
Wednesday, 12 March 2014 20:50
Wednesday, 21 August 2013 11:07
Tuesday, 25 February 2014 14:32
Wednesday, 04 June 2014 14:06
Monday, 09 September 2013 11:00
Saturday, 15 March 2014 22:42
Friday, 15 November 2013 16:07
Monday, 03 March 2014 12:41