BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO SAWIRRADA: Koobka Kuliyadaha Jaamacada Camuud Kooxda Kuliyada Waxbarashadu Kabaha La Martay Kooxda Kuliyada ICT da

CIYAARTA_IS_303-01-2014 Borama (Bnn) iyadoo uu gabo gabo ku dhaw yahay koobka kubada cagta ee u dhexeeyey kooxaha kala kooxaha ku kala ciyaarayey macagyada kuliyada jaamacada camuud,

waxaa maanta fooda is daray kooxaha ku kala ciyaarayey magacyada kuliyadaha Education Vs ICT
ciyaatani ayaa ahayd ciyaar aad iyo aad u adag koox walibana dhankeeda ay dufaaca adkaysatay balse waxaa ciyaaartani ku gacan saray kooxda ku ciyaaraysay magaca Educationka,

waxaana ciyaartu ay ka jeeday kooxda ku ciyaaraysay magaca ICT, waxaana ay guushu ku raacday kooxdii ku ciyaaraysay magaca Educationka, Education 2 VS.ICT 0
ciyaro_1
ciyaro_2ciyaro_3
ciyaro_1
ciyaro_2ciyaro_3
ciyaro_1
ciyaro_2ciyaro_3
ciyaro_1
ciyaro_2ciyaro_3
ciyaro_1
ciyaro_2ciyaro_3
ciyaro_1
ciyaro_2ciyaro_3

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Monday, 09 September 2013 13:30
Wednesday, 06 November 2013 23:51
Saturday, 07 December 2013 19:00
Wednesday, 26 March 2014 04:37
Tuesday, 20 August 2013 13:35
Wednesday, 28 August 2013 16:34
Thursday, 26 December 2013 14:51
Thursday, 17 October 2013 23:14
Tuesday, 19 August 2014 20:34
Monday, 31 March 2014 18:05