BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO VIDEO:Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo ka hadlay Xaalada Soomaaliya iyo Dagaal Beeleedyadii ka Dhacay Gobolada

sheekh-shariif-new103-01-2014 Washington (Bnn) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan magaalada Kampala ayaa ka hadlay Xaalada Soomaaliya, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedyadii ka dhacay Gobolada dalka.

Sheekh Shariif ayaa hadalkiisa ku soo beegay sanadka cusub, isagoo ugu baaqay dhinacyada abaabulaya colaadaha inay joojiyaan, isla markaana isa saamaxaan sida uu yiri

“Waxaa ugu baaqayaa dadka ku howlan inay abaabulaan colaadaha oo ay dilaan walalahooda aad ayaa uga xumaha in gobolada laga soo sheego dagaalo, laabatan iyo dhowr sano qori isu qaadanay oo la is dilayay waa in laga waantoobo, maanta dariiqaas waa xiran yahay, inaan ku laabano ma ahan”ayuu yiri Madaxweynihii hore Sheekh Shariif.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 29 March 2014 06:56
Sunday, 06 July 2014 05:59
Saturday, 13 September 2014 20:12
Thursday, 19 September 2013 11:01
Saturday, 09 August 2014 15:32
Thursday, 29 May 2014 19:12
Sunday, 27 July 2014 13:28
Tuesday, 15 October 2013 23:39
Thursday, 03 April 2014 13:10
Sunday, 12 January 2014 22:03