BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

WARAYSI XIISO LEH: Prof Cali Khaliif Galeydh Oo U Digay Raysal Wasaaraha Cusub , Madaxweynaha Iyo ku Xigeenka Puntland Sheegayna in Wasiirada Cusub Ee .. DHAGAYSO

CALI_KHALIIF_GALEYD_BNN
04-01-2014 Muqdisho (Bnn) Xildhibaan Prof Cali Khalif Galayr Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya kana kamid ah Xildhibaanada dowladda Federalka Soomaaliya ee kasoo jeeda deeganada Sool, Sanaag, iyo Cayn, ayaa kasoo horjeestay golaha Wakiilada Puntland ee dhawaan lagu dhawaaqay kuwaasoo ay ku jiraan Xubno kasoo jeeda deeganadaasi, sidoo kale wuxuu ka hadlay arimaha Ra’iisul Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu soo dhisi doono.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 19 December 2013 19:48
Thursday, 17 April 2014 13:45
Monday, 18 November 2013 17:48
Wednesday, 18 September 2013 19:26
Tuesday, 22 April 2014 21:03
Wednesday, 19 February 2014 16:19
Thursday, 03 October 2013 16:52
Wednesday, 14 August 2013 06:39
Sunday, 27 July 2014 21:31
Tuesday, 24 June 2014 19:08