BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

BURCO: Xubin Ka Tirsan Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Inuu U Taagan yahay Tartanka Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee XIsbigaasi +SAWIRRO

small_burco_sawirkeeda_04-01-2014 Burco  (Bnn) Xaflad Uu Ku Qabtay Hutel Deero ee Bartamaha Magaalada Burco Oo Ay Kasoo Qayb Galeen Madax,Salaadiin,Xuqaal.Waxgarad,Iyo Inta Badan Bulsho Waynta Ku Dhaqan Gobolkani oo Aanay Ukala Hadhain Dhalin Iyo Waayeelba.

Waxaa Ugu Horayn Munaasibadaasi Ka Hadalay Siciid Axmed Siciid oo Sharaxaad Ka Bixiyey Musharaxan u Taagan Jagada GudoomiyE Ku Xigeenka Koobaad Ee Xisbiga Kulmiey Axmed Cilmi Barre Isagoona Sheegay Inuu Kasoo Qayb Qaatay Horu Marintii Xusbiga Kulmiye, Isagoona La Soo Maray Marxaladdo Kala Duwan Oo Aanu Haba Yaraatee Waxdaal Ah Ka Muujin.

Waxaa Sheegay Siciid in DalkaSomaliland Soo Maray Marxalado Kala Duwan Isla Markaana Haatan Ka Gudbay Qabiilaysi oo Haatan Ku Dhaqmo Dimuqraadiyad Loona Baahanyahay In la Helo Waji Cusub Oo Bedalla Wajiyadii Soo Maray Hogaanka Xisbiga Kulmiye Waxaa Hadaladiisii Ka Mid Ahaa(Wali Waxaynaan DHiig Cusub Ku Shubin Xisbiyada Dalka Waxaa Xusbi Kasta Taagan Kii Aas Aasay,Waxaa Loo Baahanyahay In Xusbiyadda Lagu Shubo Dhiig CusubOo La Beddelo Wajiyada Ku Soo Noqnoqada Siyaasadda Isla Markaana Ay Ka Daleen Bulshadu).

Waxaa Kaloo Halkaasi Ka Hadlay Foos Maxamed Xaaji Isagoona Ku Dheeraday Musharaxa Iyo Tariikhdiisa Isagoona Intaasi Raaciyey In Dadka Ku Dhaqan MAgaaladda Burco Ay Isku Mid Yihiin Isla MArkaana Loo Baahanayahay In Ay Iyagu Xaliyaan Hawlahooda Markaa Iska Soo Gala Dawladdana Ugu Baaqay Inaay Fara Gashan Arrimaha Dhex Yaalla.

Waxaa Kaloo Foosi Maxamed Sheegay In Haatan uu Musharax Axmed CIlmi Barre Uu Yahay Kii Ugu Horeeyey ee Ku Dhiiraday InuuCadaysto Goobtiisa Uu Doonayoo Inuu Isu SHaraxo Isagoona Sheegay In Aan Cid Danbe Isla Soo SHarixin.

Cabdi Naasir Muuse Ciise Oo Ku Hadlaayey Garabka Dhalinyarada Gobolka Ayaa Isna Sheegay Ianay Hiil Iyo Hooba La Garab TaaganyihiinMusharaxan.

Waxaa Kalo Halkaasi Hadlo Dardaaran Iyo Waano Ah Halkaasi Ka Soo Jeediyey Cuqaal Wax Garad Iyo Isimo Kala duwan Ayagoona Ugu Mahadnaqay Musharaha Sidda Fiican ee Isu Sharaxay.

Gabagabaddii Musharax Axmed Cilmi Barre Oo Soo Afmeeray Munaasibadaasi aya Sheegay Inuu Haatan U Taaganyahay Jagadda Gudomiye Kuxeenka Labaad Ee Xusbiga Kulmiye .

Waxaa Uu Intaasi Raaciyey Inay Haatan SOo DHawaatayShirkii Xisbiga Kulmiye Isla Markaan Dib Loo Samayn Doono Kabayaashi Xisbigaasi ,Waxaana Uu Intaasi Raaciyey In Xisbiga Kulmiye Uu Horseed Ka AHaa Dimuqradiyadda Oo Lagu Xasuusto Buu Yidhi Shrkii Lagu Doortay Madaxda Haatan Dalka Ka Talisa Kasoo Ka DHacay PLaze.
484728_267604410062884_520484512_n
528324_267604460062879_2118810375_n1488216_267604503396208_1596082382_n1489269_267603510062974_2091661492_n1491607_267603373396321_91805536_n1531548_267603280062997_1986408513_n1532157_267603323396326_244226370_n

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Friday, 13 September 2013 03:03
Thursday, 24 July 2014 20:25
Saturday, 21 September 2013 20:17
Tuesday, 29 October 2013 04:06
Friday, 30 August 2013 19:38
Saturday, 11 January 2014 13:10
Thursday, 23 January 2014 19:23
Saturday, 24 August 2013 20:48
Tuesday, 07 January 2014 09:50
Thursday, 12 June 2014 01:51