DAAWO MUUQAALADA: Warbaahinta Caalamku Aad U Hadal Hayso Kooxda Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Markii U Horeysay Ka Qeybgalaysa Ciyaaraha Barafka Ee Hore Loogu +VIDEO

ciyaartabarfafka05-01-2014 London (Bnn) Ciyaarta loo yaqaan Xeegada ee barafka lagu ciyaaro ma aha mid ay dad badan yaqaanaan. Qaab ahaan waxaa lagu ciyaaraa garoon baraf ah oo leeg ballaca garoomada lagu ciyaaro kubadda cagta.

Wadammada ku guulaysto tartamada ciyaaraha Xeegada, ayaa ah kuwa uu barafka ka dhaco ee cirifka waqooyi ee dunida, sida Sweden, Finland iyo Ruushka.

Laakiin tartanka sanadkan ee ciyaarta Xeegada ee bilaabanaysa dabayaaqada bishan, waxaa ka qeybgalaysa koox aan horay looga baran in ay tartankan ka qeyb qaadato Oo Ah Xulka Qaranka Xeegada ee Soomaaliya...

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 25 September 2014 12:06
Monday, 05 August 2013 15:33
Wednesday, 17 September 2014 16:56
Thursday, 12 September 2013 04:33
Friday, 21 February 2014 17:09
Saturday, 11 January 2014 17:18
Tuesday, 04 February 2014 23:26
Saturday, 21 December 2013 07:48
Monday, 06 January 2014 23:50
Sunday, 03 November 2013 00:15