Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Shirkada Tianshi Ee Maamulihii Shirkadaas Xabsiga Loo Taxaabay Doraad

wasiirada_wasaarada_caafimaadka05-01-2014 Hargeysa (Bnn) Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa saaka soo saarta qoraal ay kaga noqonayso koox maafiyo ah oo dadweynaha ku dhacaysa magaca Shirkadd Shiine ah oo la yidhaahdo Tianshi, kuwaas oo qab gudoomiyahoogii doraad ciidanka baadhista Danbiyadu xabsiga u taxaabeen.

Qoraalka Wasaaradda Caafimaadka ka soo baxay oo ay ku saxeexan tahay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Nimco Xuseen qawdhan isla markaana ay ku burinayso qoraal ogolaansho ah oo uu Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadku siiyey kooxdaasi ayaa isagoo ku qoran af-ka Ingiriisida u qornaa sidan:-

To: Tianshi Somaliland Business plc,
Cc: H.E Minister, MoH
Cc: Director General, MoH
Cc: Ministry of Commerce
Cc: Quality Control Commission

Subject: Hold on for The Product Marketing/Licensing Authorization'

Referring the letter from Ministry of Health Ref No: MoH/DG/336/20013, dated 9/10/2013, wich Moh had permitted Tinashi Somaliland Business plc, to import the five food supplements; the Ministry of Health is announcing that it has returned the permission, and will remain invalid from the issuance of this order.

Thank you for the collaboration.

H.E. Nimco Hussein Qawdhan

Vice Minister of Health of the Republic of Somaliland.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Wednesday, 05 March 2014 02:16
Saturday, 24 August 2013 03:41
Friday, 31 January 2014 23:25
Friday, 28 March 2014 07:47
Wednesday, 11 September 2013 04:00
Saturday, 07 September 2013 17:34
Tuesday, 18 March 2014 15:26
Monday, 09 September 2013 22:01
Tuesday, 03 September 2013 08:57
Wednesday, 02 April 2014 12:48