BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Daawo Rag Siilaanyo Kasocda Oo Shirkad Shiine Ah Dulgeeyay Oo Macdanta Ka Gurta Dhul Balaadhan Oo Ku Yaala Degmada Baki (VIDEO)

MAYERKA_BAKI

10-01-2013 (BNN) Deegaanka Baki oo caan ku ah oo ilaahay ku manaystay macdanta kala duwan oo haddii shacabka reer Awdal ka faa,iidaystaan ku filnaan lahayd horumarka dhulkooga,ayaa dhalinyaro u guntatay in macdantaasi ka faaiidaystaan dhulkoogana uga faa,iideeyaan laga eryaday ruqsadiina loo diiday balse rag dubai dilaaliin ka ah oo jufada Siilaanyo ah ayaa la sheegayaa in ruqsad loo siiyay in shirkado kale la heshiiyaan oo macdanta dhulka Awdal ka gurtaan taasi oo dareen gaar ah ku dhalisay shacabwaynaha Awdal.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 25 February 2014 18:20
Wednesday, 16 April 2014 13:49
Wednesday, 06 August 2014 23:40
Thursday, 22 May 2014 17:27
Wednesday, 13 August 2014 14:52
Saturday, 22 February 2014 15:54
Saturday, 04 January 2014 22:30
Tuesday, 22 October 2013 10:21
Wednesday, 30 July 2014 11:47
Monday, 10 March 2014 23:04