BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO: Munaasibad Lagu Xusayo Sanad Guurada 2aad Ee Aasaaska Maamulka Khaatumo State Oo Ka Dhacday Magaalada Toronto Ee Dalka Canada +SAWIRRO +VIDEO

khaatumo_ottawa_dabaaldaga212-01-2014 Toronto (Bnn) Xaflad ballaadhan oo lagu maamuusayey Sanadguuradii, labaad markii la aasaasay maamulka Khaatumo State Ayaa ka dhacday hoteelka Toronto Plaze ee Magaalada Toronto ee Dalka Canada

Dhammaan Bulsha waynta reer Khaatumo iyo jaaliyadaha Somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Toronto ee Wadanka Canada ayaa soo bandhigay xaflad Baaxad wayn oo si habsami ah loogu soo agaasimay halkaasoo lagu soo bandhigay khudbado, muuqaallo, heeso, gabayo, buraanbur, iyo ciyaar soomaali.

Waxaa kaloo goobjoog ka haa laba xubnood oo kamid Barlamaanka dawladda Canada, kuwaas oo kala ah MP Susan Duncan iyo Sullivan oo Labaduba u hambalyeey Maamulka Khaatumo State.

Dhanka wacdaraha fanka waxaa ruxay madasha fanaanka wayn ee Cawaale, iyo Maamadii Fanka Soomalaiyeed Faaduma Cali Nakruuma, Maxamed Manka, iyo Abwaaniin kale oo ay ugu horraysay Abwaanadda wayn ee reer Khaatumo Xayaad Geelqaad.khatumo_ottowa1khatumo_ottowa1khatumo_ottowa1khatumo_ottowa1khatumo_ottowa1khatumo_ottowa1khatumo_ottowa1khatumo_ottowa1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Sunday, 29 December 2013 02:01
Monday, 17 March 2014 21:33
Tuesday, 06 August 2013 21:13
Friday, 12 September 2014 00:52
Tuesday, 10 June 2014 20:47
Wednesday, 18 December 2013 14:39
Friday, 20 December 2013 14:03
Tuesday, 09 September 2014 14:43
Thursday, 19 December 2013 14:13
Tuesday, 08 July 2014 12:00