BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Nin Soomaali Ah Oo 23 Jir Ah Oo Ku Noolaa Xero Qaxooti Oo Ku Taala Dalka Norway Oo La Helay Maydkiisa Iyo Magaciisa Oo La Shaaciyay DAAWO WAXA DHACAY

wilbarafkudhintay12-012-013 (BNN) Nin Qaxootiya oo Soomaali ah ayaa la waayay mudo 3cisho ah balse waxaa maydkiisa laga helay dhul barafku qariyay,waxaana raacdadiisa ku guulaystay Booliiska.Ninkani ayaa tacsi kooban loogu sameeyay xerada qaxootiga ee uu deganaa oo wali Somali kalena ku jirto,Magaca Marxuumka ayaa lagu sheegay Nuur Cabdilaahi Aadan wuxuna ahaa 23jir Allaha U NAXARIISTO.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 16 November 2013 06:18
Tuesday, 25 February 2014 20:52
Thursday, 12 June 2014 09:28
Wednesday, 11 December 2013 23:00
Saturday, 07 December 2013 15:35
Monday, 08 September 2014 10:08
Sunday, 28 September 2014 10:07
Friday, 29 August 2014 22:34
Wednesday, 23 October 2013 14:48
Monday, 24 March 2014 22:38