BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Dalka Shiinaha Oo Aduunka Ka Yaabsaday Kadib Markii Uu Dhisay Magaalo Dalxiis Oo Ka Samaysan Baraf Iyo Malaayiin Dalxiisayaal Ah Oo Kusii Qulqulaya (DAAWO DABAQYO BARAF KA DHISAN)

magalo_harbinbaraf12-01-2013 (BNN) Magaalada Harbin ee ku taala dalka Shiinaha ayaa lagu tiriyaa magaalooyinka ugu qabow waxayna qabowgeedu gaadhaa -30,Waxaana laga dhisay guryo dabaqyo ah oo ka dhisan baraf,Injineero xiraf badan ayaa ku guulaystay waxaana la saadaaliyay in ay malaayiin dalxiisayaal ahi  booqan doonaan,Malaayiin dolarna ka soo gali doonto wadankaasi Shiinaaha

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Sunday, 05 October 2014 09:46
Friday, 14 March 2014 19:47
Monday, 03 February 2014 22:40
Saturday, 08 February 2014 16:30
Friday, 20 December 2013 14:03
Thursday, 27 February 2014 07:41
Monday, 23 June 2014 00:48
Sunday, 03 August 2014 00:06
Tuesday, 13 May 2014 09:53
Wednesday, 23 October 2013 18:37