BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

GAROOWE:Wasiirka Amniga Puntland Oo Ka Hadlay Warar Baryahanba La Isla Dhexmarayay Iyo Amniga Guud Ee Puntland (DHAGAYSO)

Khaliif-150x15013-01-2013 (BNN) Wasiirkii hore ee Amniga Puntland Gen Khaliif Ciise Mudan ahna kusimaha wasiirka amaanka Puntland ayaa shalay ka jeediyay kulan xaflad ah oo uu ka qeyb galay hadalo jawaab u ah warar maalmihii ugu dambeeyay la isla dhexmarayay gudaha magaalooyinka Puntland.

Wasiir Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in ciidanka amaanka dowlada ay la baxsadeen hub ay dowladu leedahay, isagoona ku tilmaamay arintaasi mid aan suurto gal aheyn islamarkaana ay tahay nasiib daro in la is weydiiyo xiligan.
Ciidanka ayuu u jeediyay amaan buuran waxaana uu sheegay in la’aantood aanay qobsoonteen doorashada sida amaanta leh u ku dhacday ee madaxda sar sare ee Puntland.
Waxaa kale oo uu Gen Khaliif Ciise Sheegay in uu u hambalyeynayo dowlada cusub ee Puntland, isagoo raaciyay in uu la shaqeynayo hadii uu xafiiska ku soo noqdo iyo hadiikaleba.

Puntland/Sbc
Boramanews Desk

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Xafiiska Wararka Boramanews

Boramanews Office

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 29 July 2014 00:01
Sunday, 09 February 2014 11:49
Monday, 16 June 2014 15:59
Wednesday, 25 September 2013 08:03
Friday, 04 July 2014 20:39
Thursday, 19 September 2013 07:29
Wednesday, 06 August 2014 15:55
Tuesday, 20 August 2013 14:05
Tuesday, 17 June 2014 03:41
Sunday, 25 May 2014 13:23