BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DHAGAYSO: Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Cod U Qaadaya In Lagu So Daro Xukuumada Cusub Wasiiradii Hore Iyo Raysal Wasaaraha Oo Dalbaday 10 Maalmood Oo Kale iyo Xildhibaano Cadhaysan iyo Wasiir U Hanjabay

muranka
14-01-2014 Muqdisho (Bnn) Waxaa  Aroorta Hore ee Maanta Ah Loo balansan yahay In Cod Loo Qaado Mooshinka Ka Dhan Ah Wasiirada Xukuumadii Saacid,  Kadib Khilaaf Hadheeyay Madaxda Sare  oo Isku Haysta Arintaasi.

Idaacada VOA Ayaa waxay Waraystay Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow oo Kamid Ah  Xildhibaanada  Mooshinkaasi Wada Wuxuuna Sheegay Inaysan Yeelayn Inay Soo Noqdeen.

Waxuuna  Banaanka Soo Dhigay Waxa Layku Haysto, Arinta Khilaafka , Iyo Sidoo kale Qorashooda Uga Degan Wasiiradii Hore, Madawayne Xasan Sheekh Ayuu Ugu Baaqay Raga Saaxiibadii  ee Doonayo Inay Xilkan Qabtaan Markale uu Umagacaabo Safiir Iyo Boosas kale laakiin Wasiir Uuna Kula  Daalin.

Geesta  kale Idaacada VOA Ayaa waraystay Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye oo Kamid Ahayd   Xubnihii Baarlamaanka ee Mooshinka Ka Keenay Xukuumadii Saacid, Waxayna Weerar Afka ah Haatan ku Qaaday Mooshinkan iyo Sidoo kale Raysal Wasaaraha Cusub.

Ugu Danbaynta Idaacada VOA Ayaa waraystay Qaar Kamid Ah Wasiiradada Xukuumadii Hore, Kuwaasi Oo Gaashaanka Udaruuray Mooshinka laga Keenay,  Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta  Ibaarim Isaaq yaroow Ayaa Sheegay In Koox Gaar ah Wado, Xaqna ay Uleeyihiin inay soo Noqdaan

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 04 February 2014 00:02
Monday, 02 December 2013 12:05
Sunday, 13 October 2013 12:50
Thursday, 10 October 2013 02:36
Tuesday, 04 February 2014 21:06
Wednesday, 04 September 2013 15:09
Tuesday, 25 March 2014 10:06
Monday, 05 May 2014 19:16
Wednesday, 18 June 2014 15:13
Sunday, 05 January 2014 05:20