BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Nin Sucuudi Ah Oo Loo Masaafuriyay Soomaaliya iyo Warbaahinta Dalkaasi Oo Si Weyn U Hadal Haysa Iyo Dawlada Oo Ku Dooday In Uu .. DHAGYSO QISO YAABLEH

sucuudi_somali14-01-2014 Jiddah (Bnn) Wargeysyada kasoo baxa dalka Sucuudiga iyo meelo kale ayaa qoraya in dalka Somalia loo mastaafuriyey nin lagu magacaabo Cumar Cusmaan oo dawladda Sucuudigu sheegtay inuu yahay nin Soomaali ah, dalkana uu sharci-darro kusoo galay, hase yeeshee, isagu sheegay inuu dalka Sucuudiga ku dhashay, jinsiyadiisana uu haysto.

Cumar Cusmaan ayaa lagu sheegay inuu yahay suxufi, isla markaana u dhaqdhaqaaqo arrimaha bani’aadaminimada.

Haddaba faahfaahinta mastaafurintan ayaa Ibrahim Xasan Daanduray waxa uu ka wareystay Maxamed Cali Biixi oo ah suxufi ku nool magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga, waxana uu marka hore ka hadlayaa waxa arrintan ka jira.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Wednesday, 29 January 2014 23:00
Monday, 07 July 2014 13:33
Sunday, 13 July 2014 22:11
Monday, 15 September 2014 14:22
Friday, 25 July 2014 03:42
Friday, 09 May 2014 20:31
Tuesday, 24 September 2013 06:19
Tuesday, 07 January 2014 19:48
Sunday, 10 August 2014 22:00
Friday, 09 August 2013 12:27