BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Booliiska Dalka Albania Oo Sheegay In Maanta Gacanta Ku Dhigeen Soomaali Tahriibayaal Ah Oo Lagu Soo Dhexqariyay Baabuur Xamuula Oo Siday Xamuul

tahriibka14-01-2014 (BNN)Booliiska dalka albania ayaa gobolka xuduuda ah ee Gjirokaster ku qabtay qaxooti tahriibaya oo tiradooda lagu sheegay 35.Qaxootigani ayaa ka kala yimiday wadamada Siiriya,Eratriya Iyo Soomaali,waxaana lala qabtay sadex nin oo mukhaasiin ah oo tahriibinayay.Booliiska ayaa sheegay in dadkaasi lagu soo dhexqarshay baabuur xamuula.baadhitaan kadibna gacanta lagu dhigay.
Sida ay Booliisku cadeeyeen dadkani ayaa la qabtay kadib markii Boliisku hawlgal ka sameeyeen Uji Ftohte ee gobolka Gjirokaster,Waxayna sheegeen in deegaankaasi caan ku yahay tahriibka isla markaana sanadkii 2013kii ay gacanta ku djigeen tahriibayaal Soomaali u badan oo gaadhaya 2000 oo qof

Xafiiska Wararka Boramanews
Boramanews/Facebook
Boramanews@gmail.com

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 22 February 2014 17:21
Monday, 17 February 2014 00:43
Wednesday, 26 March 2014 15:35
Saturday, 05 July 2014 09:23
Monday, 24 March 2014 03:00
Tuesday, 10 December 2013 10:15
Friday, 27 September 2013 10:07
Saturday, 28 December 2013 02:32
Saturday, 28 June 2014 13:15
Friday, 11 October 2013 11:45