BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Alshabaab Oo Soo Bandhigay Askari Ka Tirsanaa Ciidamada Dawlada Somaliya Iyo Askariga Oo Magaciisa La Shaaciyay (SAWIRO)

as114-01-2013 (BNN) Wararka ka imaanaya magaalada Buula-Burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in mid kamida ciidamada DF-ka oo kasoo baxsaday dhanka  magaalada Beled Weyne uu isku dhiibay Alshabaabta ku suga Buuleburde.
Cumar Guure Ibraahim wuxuu sheegay in uu safka ciidamada Itoobiya iyo Jabuuti kasoo baxsaday isagoo watay qorigiiga AK47, wuxuu ku jiray Xerada Lamagallaay ee magaalada B/weyne.
Isagoo la hadlayay idaacad islaami ah oo Buula Burde kutaal ayuu sheegay in mardambe uusan dib ugu laaban doonin wax uu ku sheegay dhanka safka cadawga.
Xafiiska Wararka Boramanews
Boramanews/Facebook
Boramanews@gmail.com
as1as2

 

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 07 January 2014 14:47
Friday, 23 May 2014 10:02
Sunday, 29 September 2013 13:00
Wednesday, 07 May 2014 19:26
Monday, 02 December 2013 18:20
Friday, 06 September 2013 15:17
Monday, 03 February 2014 20:00
Tuesday, 13 August 2013 13:05
Thursday, 12 December 2013 04:54
Sunday, 27 April 2014 23:19