Haweenay Iyo Ninkeega Oo Watay Gaadhi Yar Dalka Koonfur Afrika Oo La Kulmay Maroodi Xanaaqsan DAAWO WAXA QABSADAY IYAGOO GAADHIGOOGA SAARAN +VIDEO

re
14-01-2014 (BNN) Haweenay macalimad ah oo u dhalatay dalka ingiriiska iyo saaxiibkeed oo gaadhi wada saaran ayaa la kulmay Maroodi cadhaysan duleedka dalka Koonfur Afrika

 

Si Wararku sheegayaan haweenayna ayaa la badbaadiyay iyadoo diyaarada helecopterta gurmadka deg deg ahi ka qaaday goobtay gaadhsiisayna cisbitaalka oo lagula tacaalayo

Xafiiska Wararka Boramanews

Boramanews/Facebook

mr1mr2mr3mr4

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Friday, 27 June 2014 10:28
Wednesday, 26 February 2014 00:03
Tuesday, 20 August 2013 14:05
Friday, 20 June 2014 03:03
Monday, 19 August 2013 22:02
Wednesday, 27 November 2013 21:32
Saturday, 26 April 2014 16:39
Tuesday, 03 June 2014 00:24
Tuesday, 12 November 2013 22:04
Friday, 17 October 2014 09:36