ARGAGAX: DIGNIIN HA DAAWAN HADAD AWOODIN: Sawirro La Shaaciyay Askarta Maraykanka Ee Weeraray Ciraaq 2004 Oo Gubaya Meydadka Ciidamadii .+SAWIRRO

inaanlilaah1
inaanlilaah
16-01-2014 Washington (Bnn)  waxa Aalada Internet lagu soo bandhigay Sawiro dagaalkii 2004 magaalada Fallujah ee dalka Iraq ku dhex maray Ciidamada Maraykanka iyo kuwa Saddam Hussein ee dowladii uu hor kici jiray Saddam Hussein.

Sawiradan ayaa muujinaya Muuqaalo xasuuq ah oo ay Cidamada Maraykanka ka gaysteen deegaanka Fallujah waxaana soconaya Baaritaano ku aadan Xasuuqaasi.

Sawirada lasoo bandhigay ayaa waxa ay muujinayaan Ciidamada Maraykanka oo dilay Askar katirsanayd Ciidamada Dowladii Saddam Hussein kuwaas oo ay meydkooda ku shubay badrool kadibna ay dab qabadsiiyeen.

Arrintaan ayaa laga codsaday dalka Maraykanka in sida ugu dhaqsiyaha badan uu jawaab kaga bixiyo maadama uu katirsan yahay wadamada u dooda xuquuqda Aadanaha sidoo kale arrintaan ayaa ka cadhaysiisay kumanaan Muslimiin ku dhaqan caalamka iyo hay’daha caalamka.


1ciidanka_maraykanka8

1ciidanka_maraykanka8

1ciidanka_maraykanka81ciidanka_maraykanka81ciidanka_maraykanka81ciidanka_maraykanka81ciidanka_maraykanka81ciidanka_maraykanka8

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 14 June 2014 21:19
Tuesday, 05 November 2013 13:17
Wednesday, 29 January 2014 12:07
Friday, 20 June 2014 01:58
Thursday, 26 December 2013 05:11
Wednesday, 09 October 2013 17:02
Saturday, 21 December 2013 22:39
Wednesday, 07 May 2014 05:41
Monday, 02 June 2014 13:03
Sunday, 31 August 2014 17:42