BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Safiirka Dawlada Soomaaliya U Magacawday Midowga Yurub Oo Madaxweynaha EU Ka Gudoomay Waraaha Aqoonsiga Ee Safiir Nimo +SAWIRRO

Madaxweynaha golaha Midowga Yurub Mr Herman VAN ROMPUY ayaa waxa uu maanta  ka guddoomay Warqadihiisa aqoonsi ee danjirimo Danjiraha dowladda Federaalka Soomaaliya u soo magacaawday Midowga Yurub Danjire Ali Saciid Faqi.

Madaxweynaha Midowga Yurub Mr. Herman VAN ROMPUY ayaa qaaillay Danjite Cali Saciid Fiqi, waxa ayna ka wada hadleen xaaladda Soomaaliya ee dhanka siyaasadda, sidoo kale waxaa la isku soo qaaday sidii looga wada shaqeyn lahaa taageerada Soomaaliya ee wadamada Yurub, dowladda Soomaaliyana ay kaalinteeda qaadato. 

Waxaa aad looga wada hadlay sidii loo caawin lahaa Soomaali sida Qaxootiga ah ugu nool dalalka Yurub, iyadoo madaxweynaha M. Yurub Herman VAN ROMPUY uu arrintaasi si weyn u ajiibay

safiirka_EU_ee_SOmalia1

safiirka_EU_ee_SOmalia2safiirka_EU_ee_SOmalia1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Wednesday, 05 February 2014 19:41
Monday, 21 July 2014 00:49
Wednesday, 09 April 2014 08:01
Sunday, 29 December 2013 07:50
Sunday, 04 May 2014 17:13
Tuesday, 14 October 2014 19:04
Saturday, 07 December 2013 19:00
Saturday, 16 November 2013 15:00
Wednesday, 08 January 2014 11:54
Friday, 08 August 2014 10:18