wada hadalka somliland iyo somaliya maxaa sobobay gobalada awdal salal gabilay xubin ka mid ah looga waaya mar walba

ahmed_ducale

Hadaanu nahay qurba jooga reer awda iyo salal gabilay gaar ahaan dalkani France pris waxaan mar walba aragnaa shirarka kala duwan ee ka dhacaya aduunka sida landon iyo dubai turkiga kuwaasi oo lagala hadlayo arimaha gooni isku taaga somaliland madaxwayne siiiraaanyo wuxuu marwalba diraa wafti qudha oo kasoo jeeda hargaysa iyo burco ceergaabo maxay ku dhacday in gobaladii hormoodka u ahaa somalliland aasaaskeediina xididada utaagtayna qorshahaba igu soo darsanin, waxaanu kala garan waynay somaliland in ay tahay hargaysa iyo burco

madaxwayne siiranyo shirkii landon iyo kii dubai iyo kani hadaba loo sii anbabaxay turkiga wax ka qaybgalay oo umada gobalada awdal iyo salal gabilay majiraan. waxaanu leeeyahay madaxwayne siiraanyo hadii laga waayo gobalada galbeedka shirkaasi wada hadalka gooni isku taaga somaliland in waxba usan ka jirin wada hadalkaasi ciday wada hadleena ay tahay beel qudha qabiilna qaran ma noqdo dalkani maaha kuwo xero ugu xidhan beesha dhaxe hadii dalka lawada leeyahay hadii taasi aad iska garab mariso

madaxwayne siiraanyo ogoow nabadaasi jiri mayso umadani rer awdal iyo salal gabilay way il dheeryihiin hamoodin inay waxba ogayn waxaan mar walba aan aragnaa hadii ay taahay horumarka dalka ka socda iyo hadii ay tahay arimaha bulshada mar walba madaxwayne siiraanyo aad u jan jeeedhisaa hargaysa iyo burco balse loo dul qaadan maayo wixii ka danbeeya hadiii samir lagu yaqaanay umada rer awdal iyo salal gabilay maanta waaka dhamaaday waxaan u sheegayaa umada reer awdal iyo salal gabilay waa in siyaasi walba iyo oday dhaqameed walba aqoonyahanaduba ka hadlaaan wax yaabaha lagula kacayo ee u gaarka ah bulshada rer awdal

waan ognahay in cashuurta laga qaaado sayla sidaalka ka so daga ka qaalisanyahay ta laga qaado bar bara waxaan kaloo ognahay isbaaroooyin loo dhiganayo baabuurtiii kasoo baxaysay jabouti marka loo garto inuu gaadhigani yahay gaadhu umada rer awdal ah taasi marnaba kaaa ogalan mayno hadii usan wax kabadallin waxaana ka dhici doonta aqabad aaad u balaadhan nin walba isagaa ka tashan dalkiisa ugu danbayntii waxaan hadal baraarujin ah siinaya umadda rer awdal iyo salal gabilay waaa inaaad ka midowdaaan waxqabadka gobalada iyo horumarka marnaba wixii subcada gabaladaada dilaya meeshani kubad ayaa lagula ciyaaraa yaanuu gool ka dhalan weererka badi.

axmed duale
feedho123@gmail.com

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Monday, 07 July 2014 09:30
Saturday, 23 November 2013 15:41
Sunday, 12 January 2014 22:57
Wednesday, 04 September 2013 18:06
Wednesday, 18 December 2013 16:06
Saturday, 21 December 2013 08:04
Wednesday, 25 September 2013 20:16
Wednesday, 21 August 2013 04:25
Tuesday, 27 May 2014 13:04
Tuesday, 17 June 2014 03:21