WAR DEGDEGA:Warbaahinta Iyo Marti Sharafta Ku Sugan Villa Somaliya Oo Loo Sheegay In Kuraastooda Fadhiistaan Iyo Sadexda Masuul Ee Ugu Saraysa Oo....

abdiwali_iyo_gurguurte16-01-2014 (BNN) iskudaygii ugu dambeeyay ee ku dhawaaqista Dawlada Somaliya oo imika loo soo daadegay,Gudoomiyaha Barlamanka Oo Qol Iskugu geeyay Madaxweyne Xasan Iyo Raysalwasaare Cabdiwali.Marti sharafta oo laga codsaday in ay kuraasta fadhiistaan.8saacadood kadib ayaa suxufiyaan goobta ku sugani imika rajo muujiyeen.Lama oga minido gudahood in lagu dhawaaqi doono,Balse indhaha suxufiyiinta iyo marti sharaf xildhibaano u badani waxay hayaan albaabka xafiiska Madaxweynaha oo ay sadexda masuul ku wada jiraan.

Suxufi Boramanews uga soo waramaya Villa Soomaaliya Mudane Guutaale ayaa sheegaya in natiijadu dhawdahay.

Isha ku hay Borama News International  isbadal la sugayo ku dhawaaqis ama kala hooyasho.

 

Xafiiska Boramanews Muqdisho

Isha ku hay Boramanews.cim

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 29 August 2013 09:56
Saturday, 19 April 2014 15:56
Monday, 17 June 2013 15:40
Saturday, 24 August 2013 03:30
Saturday, 15 February 2014 12:13
Monday, 18 November 2013 18:32
Thursday, 26 December 2013 16:20
Tuesday, 24 December 2013 15:09
Monday, 18 November 2013 15:12
Saturday, 09 November 2013 01:17