BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

ISMAIL BUUBAA:Waa Hubaal In Shacabka Somaliland Ay Yihiin Kuwiii Dhaliyay Midnimada Maantana Ay Rabaan Balse Waxaa Hortaagan.....

BUUBAMUQDISHO19-01-2014 (BNN) Ismaaciil Hurre Buubaa, oo ah siyaasi kasoo jeeda Somaliland , xilal badana kasoo qabtay Doowladihii KMG ahaa ee Soomaaliya, ayaa sheegay in shacabka Puntland aysan dooneen iney goostaan, balse ay qasbayaan siyaasiyiin uu ku tilmaamay kuwo daneystayaal ah.
Ismaaciil hure buu baa waxa uu hoosta ka xariiqay in Xubnaha ugu Qayb galaya Shirka Turkiga Soomaaliland hal dhag oo kaliya wax loogu soo sheeyay laguna yidhi waxaanahay dowladd madax banaan .
Buubaa waxa uu xusay in ay afduuban yihiin Shacabka Soomaliland oo ay yihiin shacab jecel midnimadda Soomaaliweyn lakiin ay horbuudayaan Shaqsiyaad aan dooneyn midnimadda umadda soomaaliyeed oo dano gar ah leh.
Mar uu kahadlayay Xubnaha uga qayb galaya soomaaliya Shirka wadahadalka Soomaaliya iyo soomaaliland ayaa waxa uu ku tilmaamay in aysan aheyn dad aad ugu bisil ka miradhalinta in lamideeyo Soomaaliya oo dhan.
Hadalka Ismaaciil hure buubaa ayaa waxa uu ku soo beegmayaa Xili dhawaan la filayo soo afjarida iyo natiijada shirka labada Dhinac.
A.Guutaale
Muqdisho/Boramanews.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 21 November 2013 17:33
Sunday, 06 July 2014 16:15
Sunday, 17 November 2013 01:39
Monday, 28 July 2014 18:42
Wednesday, 16 July 2014 17:03
Saturday, 04 October 2014 14:23
Friday, 04 October 2013 23:26
Thursday, 06 February 2014 22:22
Friday, 29 August 2014 05:10
Thursday, 24 April 2014 07:44