BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

WAR DEG DEGA:Shirkii Somaliland Iyo Somaliya Ku Dhex Marayay Turkiga Oo Lasoo Gabogabeeyay Iyo Qoraalka Warmurtiyeedka Oo Muran Dhaliyay Oo.....

wardegadega222219-01-2014 (BNN) Wadahadalkii Somaliland iyo Somaliya oo imika lasoo afmeeray,warmurtiyedkii oo doodi ka dhalatay,isla markaana saacado badan qaadatay in xal laga gaadho,Areyada Maamulka Somaliland iyo Wadanka Somaliland oo eraygii lagu qori lahaa khilaaf wayn  oo ka dhashay.Warkani oo Boramanews ka heshay ilo ka mid ah shirwadeenada Somaliland ayaa sheegaya in mardhow la shaacin doono natiijada,Waxaana ugu wayn qodobka sii wadida wadahadalka,iyo qodobo iskaashi oo dhexmara oo la,isla meel dhigay.Somaliland ayaa ku qanacsan natiijada wadahadalka.Arinta qadiyada gooni iskutaaga ayaa dib loo riixay.Waxaa socda saxeexa natiijada shirka oo laisku diyaariyay.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Mardhaw filo warbxin dhamaystiran.

Isha Ku Hay Boramanews

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 25 January 2014 19:28
Friday, 31 January 2014 09:03
Saturday, 28 June 2014 22:39
Tuesday, 17 December 2013 16:12
Saturday, 14 September 2013 11:46
Sunday, 20 July 2014 11:28
Tuesday, 27 May 2014 15:19
Wednesday, 11 June 2014 14:52
Wednesday, 23 October 2013 09:37
Monday, 07 October 2013 14:51