BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

WAR DEGDEGA:Wadahadalka Somaliland Iyo Somaliya Oo La Soo Afmeeray Sagaal Qodob Oo Laga Soo Saaray

xirsiturkiga19-01-2014 (BNN) Heshiiskii ay labada dhinac  ee Somaliland Iyo Somaliya gaadheen ayaa lagu soo koobay sagaal qodob isla markaana ay saxeexeen waftiyadu ayaa u dhignaa sidatan.
1-In La dhiso gudi labada dhinac ka kooban oo soo darista isla markaana ilaalisa heshiisyada labada dhinac gaadheen.
2. In 90 maalmood gudahood in la isku soo laabto
3.In dawladii Siyaad Barre tacadiyo u gaysatay shacabka Somaliland oo dhinaca Somaliya laf ahaanteedu qirayaan.
Qodobada kale waan soo gudbin doonaa .
Isha ku hay Boramanews
Warbxin dhamaysa

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 13 March 2014 15:58
Saturday, 03 August 2013 09:11
Monday, 25 November 2013 22:33
Friday, 02 May 2014 03:27
Wednesday, 29 January 2014 23:00
Saturday, 07 December 2013 20:02
Thursday, 10 April 2014 23:01
Tuesday, 28 January 2014 00:29
Sunday, 19 January 2014 13:57
Saturday, 08 March 2014 22:59