BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Waxa laga jooga mudo aad u dheer tani iyo markii garoonka kubada cagta ee malaagada boorama uu ahaa xarun galgalin ah oo aan lahayn astaantii garoon

gacanWaxa laga jooga mudo aad u dheer tani iyo markii garoonka kubada cagta ee malaagada boorama uu ahaa xarun galgalin ah oo aan lahayn astaantii garoon kubad lagu ciyaaro . waxa kasoo baxay jiil aad u badan oo ay xasuus badani uGu duugan tahay...

Mudadii ay ku dhex noolaayeen hamiga ciyaareed ama sport ee gayiga . waxa ay manta ku kala nool yihiin daafaha dunida ama qaaradaha caalamka oodhan , waxayna soo saareen baaq kasoo guuxay qaar ka mida ciyaartoygii kubada cagta ee waxtiyada qaar kusoo ciyaaray garaankan. magaalda jida ee dalka sucuudiga waxa ku nool xidigii waynaa ee naadigii c/sinimoo ahmed gacan sidoo kale waxa magaalada lyse ee wadanka Switzerland ku nool ruugcadaagii waynaa maxamad duumaale ee naadigii waraaba salaam .

waxay fikir midho dhala ka dib go'aan adag ku qaateen sidii ay uGu tafa xaydan lahayen dhismaha garoon tayo leh oo la dhigo rooga loogu talo galay in lagu ciyaaro si ay indhah iyo cagtuba uGu doogsadaan da'yarta ku ciyaraysa iyo tageerayaasha niyada ka jecel dhiira galinta iyo ku madadadaalaysiga ciyaaraha. 
howsha agabka garoonka oo bilaabantay ayay gudigan qabanqaabada ee dhismaha garoonku ay uGu yabooheen cidkasta oo kaso ciyaartay garoonkii kubada cagta ee magaalada boorama ay ka qaybqatan si loogu horu mariyo dhamaan waxii agaba ee agoonku u baahan yahay . wadan kasta oo kamida meelaha ay joogan ciyartoygii kubada cagta ee reer boorama waxa loo xilsaaray qof u adeegi doona isku xidhka gudigan iyo wadanka dadka ku nool .

Maxamed Gacan

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 15 February 2014 21:40
Sunday, 17 November 2013 17:08
Monday, 03 March 2014 06:05
Thursday, 09 January 2014 12:22
Tuesday, 18 February 2014 12:03
Wednesday, 15 January 2014 22:22
Saturday, 23 November 2013 18:43
Wednesday, 26 March 2014 09:02
Saturday, 09 November 2013 16:54
Tuesday, 12 November 2013 14:13