BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Dawlada Turkiga Oo Warmurtiyeed Kooban Kasoo Saartay Wadahadalkii Dalkeega Ku Dhexmaray Somaliland Iyo Somaliya

TURKEY021-01-2014 (BNN) Dawlada Turkiga ayaa warmurtiyeed kasoo saartay wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland.Wasaarada arimaha dibada ee Turkiga ayaa fariin ay daabacday ku amaantay labada dhinac in ay muujiyeen dadaal iyo is afgarad.Turkigu waxa uu soo dhawaynayaa wadahadaladii Dawlada Somaliya iyo Somalilnd  dhexmaray.Waxaan markasta diyaar u nahay in Turki ahaan aan fududayno wadahadalada labada dhinac anagoo kaashanayna bulshada caalamka ayaa fariinta lagu yidhi.Wasiirka Arimaha dibada Turkiga Amed Duvolugei ayaa labada dhinacba telefoon kula hadlay kuna hambaleeyay is afgaradka ay saxeexeen.

 

Dawlada Turkiga ayaa tiraba dhawr jeer marti galisay wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya oo labada dhinacba mid kasti ajande mustaqbal wato.

Xafiiska Wararka Boramanews

Cabdoo Xaaji/London

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 27 May 2014 13:40
Friday, 18 October 2013 01:35
Friday, 23 May 2014 01:14
Tuesday, 17 June 2014 12:21
Saturday, 05 July 2014 11:58
Friday, 06 September 2013 13:48
Friday, 20 December 2013 07:24
Tuesday, 04 February 2014 23:35
Friday, 30 August 2013 21:30
Wednesday, 19 February 2014 13:02