BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Dhagayso Goobjooge Iyo Mayerka Gaalkacayo Oo Ka Waramaya Qaraxii Maanta Lala Eegtay Sargaal Ka Tirsan Ciidamada Badhtamaha Magaalada

qarax-the-village-121-01-2014 (BNN)  Shan qof ayaa ku dhimatay, toddobo kalena way ku dhaawacantay qarax nooca rumuutka laga hago ah oo maanta ka dhacay agagaarka xarun caafimaad oo ku taalla Gaalkacyo ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo. 

 

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa ahaa dad rayid ah oo marayay halka uu qaraxu ka dhacay. 

 

Lama oga cidda uu bar-tilmameedku ahaa. 

 

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Maxamed Yuusuf Jaamac ayaa cambaareeyay falka, wuxuuna ku eedeeyay kooxda Al-Shabaab. 

 

Wuxuu sheegay inay baarayaan ciddii ka dambeysay qaraxa, isagoo u tacsiyeeyay ehelada dadka geeriyooday, kuwa dhaawaca ahna u rajeeyay caafimaad deg-deg ah. 

 

Dadka dhaawacmay ayaa la geeyay Isbitaalka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka 

 

 

 Goobjooge:

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 

Xafiiska Wararka Boramanews

Boramanews@gmail.com

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 22 October 2013 08:38
Wednesday, 21 May 2014 14:19
Thursday, 26 June 2014 02:20
Sunday, 05 January 2014 02:19
Sunday, 27 October 2013 19:35
Friday, 04 October 2013 16:48
Tuesday, 02 July 2013 05:07
Friday, 05 September 2014 00:39
Tuesday, 02 September 2014 15:59
Monday, 15 September 2014 19:52