BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Soomaaliland ayaa u dhashay ama iska le’’ dhulka? Qalikii Maryam

Maqaal1Soomaaliland ayaa u dhashay ama iska le’’ dhulka?
Ma Ali Khaliif Galeedh oo ku dhashay Tulada
Murqan ama Hawud ee Kililka shanaad ee
Ethiopia walina hooyadii iyo ehlkiisu ku  nool
Yihiin???
   Waxa aan aad iyo aad ula yaabay dadka
Yidhahaada Soomaaliland baan ahay ee u
Dhashay wadamada aanu jaarka nahay qabiil ahaana waxa ku doonaya.
  Nin dhulka ku dhashay mooyaane qof kale
Soomaaliland shuqul ku ma laha, masiirkiisana
Umada Soomaaliland ayaa masuulka ah,
Qabiil ahaana ugu talin misid adiga oo ku dh-ashay Jabuuti,Soomalia,N.F.D. Keneya, iyo Ki-
Lilka shanaad ee Ethiopia.  Ma diidin la mana
Yaabin nin u shaqa tegay jaarka ama sooma
Lilaand u shaqa yimid, hase yeeshe ma ogolin
In uu qabiil ahaan ku noqodo Soomaaliland.
 
Alahu naxariiste Abdillahi Macalin Dhoodaan
Ayaa ku yidhi Siyaad Bare ogaadeen damiin
Ka ma dhigtee yaa u dirsaday hawsha.
 
Hadaba waxaan la hadlayaa dadka hoosda
Ku qoran ee kala ah;-
Ciise
Harti
Gabooye  
Gadabuursi
Isaaq
Akisho
Iyo dadka inta aanana garaneyn ee ku dha-shay dowladaha jaarka ,waxaa naga talaha
In aad waxa la qaybsato  xaqaagan la xisaab
Tanto dhulkaaga aad degan tahay ee ku dha
latey, qof walowba halka aa ka soo jeedo joog.
 
Runtu raga ma disho ee way ka naxisaa Alaha
hadaayo, Professor Ahmed Ismail Samater ay
aa kalmad aanu gadhsiin kari waynay ama
naga socon wayday , dadka nal daga ama l
dhulka na leh, ayuu ku yidhi, Isaaqu ayaa
dadka dhulkan ugu badan. Waana runtii Soo-maalilanadna waa Asxaab ee maha qabiilo.
Qofkii qabiil doonayo halkii ay taalaba teg
Adiga oon cidna la tashan.
Maryam Xasan Cilmi
Maryam Hooyo
 
Guul iyo Gobanimo reer Soomaliland.
 
Maryan Hooyo Somaliland.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Monday, 01 September 2014 17:56
Saturday, 02 August 2014 12:03
Sunday, 22 June 2014 12:15
Sunday, 31 August 2014 18:44
Wednesday, 25 June 2014 17:38
Tuesday, 17 June 2014 03:41
Saturday, 22 February 2014 17:21
Saturday, 23 August 2014 08:17
Friday, 07 February 2014 10:32
Wednesday, 19 February 2014 12:53