BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO:Mayerka Borama Oo Ka Hadlay Shir Muhiim Ah Oo Loo Qabanayo Degmooyinka Oo Lagu Qabanayo Ceerigaabo Xili Khilaaf Rakaadiyay Golaha Deeganka Borama

27-01-2014 (BNN) Gudoomiyaha golaha deegaanka Borama oo dhan iskaga leexiyey khilaafka hadheeyey golaha deegaanka Mayerka_BoramaBorama islamarkaana uu ugu baaqay in bulushada rayidkaa ree borama in ay dhan uga soo wada jeestaan cidkasta oo caqabad ku ah horumarka waxaana ka mid ahaa hadaladiisa" waxkasta oo dib u dhac ku imaado waa wax ay sababeen masuuliyiintii loo igmaday in ay wax u qabtaan umada waana arin u baahan in bulushadu ka gilgilayo wixii khalad ahna ay iska qabtaan wixii saxana ay taageeraan"

 

geesta kale waxaa uu ka hadlay gudoomiyuhu in ay shiraan masuuliyiin golaha ka tirsan oo oo caqabad ku ah horumarka degmada waxaana uu yidhi mar uu arimahaasi ka hadlaayey " qof isagu doonaya wixii wax lagu qaban lahaaba in uu cuno dee umad wax u qaban maayo bulushada ayan leenahay ka tashada salaadiintu way ka hadleen culimo udiinku way ka hadleen waxaanu leehay bulushada reer borama ka tashada.

 

 hadalkan ka soo yeedhay masuulka ugu sareeya degmada Borama ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili wali xal waara laga gaadhin khilaafka ku habsaday golihiisa hadaldanina ay u muuqdaan hadalo weerar ku ah masuuliyiin ka tirsan golaha deegaanka Borama


AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Wednesday, 13 August 2014 13:20
Sunday, 24 November 2013 23:43
Saturday, 23 November 2013 14:59
Monday, 21 July 2014 16:23
Tuesday, 22 October 2013 12:06
Wednesday, 26 February 2014 12:20
Thursday, 20 March 2014 19:19
Monday, 03 March 2014 18:30
Sunday, 13 October 2013 13:07
Sunday, 13 October 2013 19:45