BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO SAWIRRADA : Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga ooMaanta Xilka la Wareegay iyo Saraakiil Caalami Ah Oo Ka Soo Qeybgashay Munaasibada .. +DHAGAYSO

28-01-2014 Muqdisho (Bnn) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Gaashaandhiga Mudane Maxamed Shiikh Xasan Xaamud ayaa waxa uu maanta si rasmi ah ula wareegay xilka wasaaradaasi kadib munaasabad ka dhacday Xarunta wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho.

Wasiirkii hore ee wasaaradaasi C/xakiin Maxamuud Xaaji (Fiqi) ayaa waxa uu ku dheeraaday howshii uu soo qabtay intuu xilka hayey waxaana uu ku faanay in wasaarada inay ku guuleysatay ciidamada Somaliya tababarkii dibada loogu qaadi jiray in loo soo wareejiyey gudaha dalka oo hadda lagu tababaro.

Waxa uu sidoo kale C/xakiin Fiqi ayaa sidoo kale sheegay deegaano badan Al Shabaab kasaareen mudadii uu xilka hayey.

Wasiirka Cusub mudane Xaamud ayaa mahad celin uu ujeediyey wasiirkii hore kadib uu ballan qaaday in howsha uu kasii wadi doono meeshii Fiqi uu soo gaarsiiyey,waxaana munaasabada xil wareejinta kasoo qeyb galay saraakiil Somali iyo cadaan iskugu jiray,wasiiro iyo marti sharaf kale

DHAGAYSO

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.



Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1Wareegadifaa1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 03 April 2014 16:36
Tuesday, 13 August 2013 10:17
Tuesday, 03 September 2013 09:26
Thursday, 22 August 2013 15:31
Saturday, 12 October 2013 00:35
Thursday, 07 November 2013 19:41
Thursday, 31 October 2013 18:32
Wednesday, 04 September 2013 02:22
Saturday, 16 November 2013 15:11
Saturday, 18 January 2014 16:01