BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO SAWIRRADA : Wasiir Ciilmooge Oo Munaasibad Balaadhan Xilalka Ugu Tiriyay Sadex Wasiir Oo Cusub +DHAGAYSO

28-01-2014Muqdisho (Bnn) Munaasabad maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxa xilalka ku kala wareegay wasiir hore iyo Wasiirada cusub waxaana Mudane C/llaahi Ciilmooge Xersi ayaa waxa uu xilka kuwareejiyey seddex Wasiir maadama jagooyinkaasi isagu isku hayey.

C/llaahi Ciilmooge Xersi ayaa sheegay inuu howl adag soo qabtay mudadii uu xilka hayey isagoo umahad celiyey dhamaan shaqaalihii xafiiskiisa kasoo shaqeeyey mudadii uu xilkaasi hayey.

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta Somaliya ayaa amaan kala dul dhacay wasiirkii hore mudane Ciilmooge isagoo sheegay inuu soo qabtay shaqo ballaaran islamarkaana ku dhiiri geliyey shaqada geesinimada leh ee shaqaalaha wasaarada Warfaafinta ku shaqeeyaan.

Sidoo kale Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel ayaa isna sheegay inay uga mahad celinayaan wasiir Ciilmooge doorka wanaagsan iyo hormarka uu soo gaarsiiyey Wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada Somaliya

DHAGASYO

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1Ciilmooge1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Monday, 17 February 2014 14:54
Wednesday, 23 October 2013 17:42
Monday, 31 March 2014 23:05
Saturday, 01 March 2014 06:40
Saturday, 28 September 2013 19:38
Saturday, 31 August 2013 09:45
Wednesday, 09 October 2013 18:59
Sunday, 30 March 2014 19:09
Sunday, 16 March 2014 18:32
Sunday, 09 February 2014 10:11