BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

GAROWE : Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub Ee Puntland Oo La Dhagaaqay Iyo 47 Wasiir. 18 Wasiir 19 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru Dowle.. : AKHRISO LIISKA MAGACDA +VIDEO

wasiirada_puntlandGolaha Xukuumadda Puntland ee Dolwadda Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa maanta saxaafadda loo soo bandhigey. Magacyada Wasiirada waxaa saxaafadda u akhriyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Puntland Dr Deeq Suleymaan Yusuf, waxaana ay wasiiradu gaarayaan 47 Wasiir. 18 Wasiir 19 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru Dowle, Waxaan la sheegin magaca Wasiirka Warfaafinta.
GOALAHA WASIIRADA

    Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta
    Axmwed Cilmi Cismaan (Karaash) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose
    Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda  Amniga
    Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda
    Sahra Siciid Nuur Wasiirka Wasaaradda  Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimoqraadiyadda
    Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda  Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
    Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda  Xaanada xoolaha
    Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
    Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka
    Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud
    Xasan Xaaji Siciid Xasan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada
    Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
    Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka
    Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska
    abdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka kaluumeysiga iyo kehyraadka badda
    Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta
    Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka ganacsiga iyo wershadaha
    Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada. Shaqaalaha Dhalinyarada

GOLAHA KU-XIGEENADA

    Maxamesd Faarax aadan Wasiir ku xigeen Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta
    Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose
    Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeenka Amniga
    Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka Maaliyadda
    Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen Dastuurka iyo Arrimaha federaalka
    Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
    Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha
    Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
    Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka caafimaadka
    Nuur Axmed Yuasuf Wasiir kuixgeen Warfaafinta
    Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud
    Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuixgeenka Duulistan & Garoomada
    Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeenka Beera iyo Waraabka
    Maxamuud Maxamed Cali Wasiir kuxigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda
    Cabdirashiid Gaani Cali Wasiir kuxigeenka Dekadaha iyo gaadiidka badda
    Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeenka Shaqada Shaqaalaha iyo Dhalinyarada
    Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kuxigeen Haweenka iyo Arrimaha qoyska
    Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeen deegaanka Dalxiiska iyo duurjoogta
    Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeenka ganacsiga iyo wershadaha

WASIIRU DOWLAYAAL

    Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha ganacsiga iyo wershadaha
    Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiir dowlaha jkaluumeysiga & kehyraadka badda
    Cali Yusuf Jaamac Wasiiru dowladaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose
    Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru dwolaha madaxtooyada iyo xiriirka gobolada
    Dr.Maxamed Cabbaas Cumar, Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah
    Cabdiqani Geele Maxamuud Wasiiru Dowlaha duulista hawada & garoomada
    Cabdullaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowladaha caafimaadka
    Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowladaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga
    Maxamuud Beeldaaje Faarax Wasiiru dowlaha Amniga

liiska_wasiirada_puntland1liiska_wasiirada_puntland1liiska_wasiirada_puntland1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 29 October 2013 13:35
Sunday, 26 January 2014 13:15
Tuesday, 22 October 2013 10:58
Monday, 01 September 2014 08:15
Wednesday, 29 January 2014 12:07
Saturday, 24 August 2013 20:15
Wednesday, 01 October 2014 16:30
Saturday, 10 August 2013 12:10
Sunday, 04 May 2014 23:59
Friday, 27 June 2014 13:08