BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

ADDISBABA:Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Gaadhay Magaalada Addisababa Iyo Shir Ka Furmaya Halkaasi (SAWIRO)

xasan-sheekh-diyaarad28-01-2014 (BNN) Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa gaadhay caasimada Itoobiya,Waxaana uu berri ka qaybgalayaa shirka madaxda wadamada Afrika oo ka furmaya Addisbaba.Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wahelinaya Xoghayaha xafiiska Madaxtooyada,Lataliyaha ahna Afhayeenka xukuumada Iyo Wasiirka Arimaha dibada oo ku sii sugnaa Caasimada Itoobiya (SAWIRO)

Boramanews Office

Isha ku hay BNN

xasan-sheekh-diyaarad

xasan-sheekh-diyaarad-3xasan-sheekh-diyaarad-1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 03 December 2013 20:31
Tuesday, 20 August 2013 02:42
Tuesday, 18 March 2014 15:57
Friday, 17 January 2014 12:09
Friday, 06 September 2013 10:31
Saturday, 14 September 2013 10:51
Friday, 17 January 2014 19:49
Thursday, 19 December 2013 15:37
Monday, 30 September 2013 12:19
Monday, 05 May 2014 00:13