BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

MUQDISHO : Al Shabaab oo Wacad ku Maray inay u Aarayaan Wiilkii AMISOM ay Gaadhiga Muqdisho Ku Marsiiyeen Shalayto + DHAGAYSO

Cali_Maxamed_Jabal29-01-2014 Muqdisho (Bnn) Xarakada Al-shabaab ayaa ka hadlay Dhacdadii shalay ay Ciidamada AMISOM,Gaadhi ay la socdeen ay dul marsiyeen  qof shacab ah kaasi isla goobta ku dhintay.

Cali Maxamed Jabal oo al-shabab ugu qaabilsan Gobolka banaadir ayaa sheegay in ay u aari doonaan ninkaasi,islamarkaana aysan ka hadhi doonin ilaa inta ay gacanta ku soo dhigayaan askarigii gaariga kaxeenayay.

AMISOM ayaa war saxaafadeedka ku xusatay inay la shaqaynayaan booliska Somaaliya isla markaana natiijada soo baxda talaabo laga qaadi doono,ayna ka xunyihiin

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Sunday, 15 September 2013 15:01
Thursday, 22 August 2013 12:25
Thursday, 18 September 2014 01:25
Saturday, 25 October 2014 10:16
Wednesday, 08 January 2014 12:03
Monday, 01 September 2014 16:41
Friday, 10 January 2014 17:23
Monday, 04 August 2014 10:57
Friday, 11 July 2014 15:47
Tuesday, 05 November 2013 11:54