BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Obama Oo Khudbadiisii Sanadlaha Ahayd Oo Kaga Hadlay Somaliya Arimo Badan Prof Cabdi Samatar Iyo Prof Liibaan Igal Oo Faaleeyay DHAGAYSO+VIDEO

stateunion29-01-2014 (BNN) Madaxweynaha Maraykanka ayaa jeediyey khudbadiisii sanadlaha ahayd ee State of the Union ee uu kaga hadlayey xaaladda dalka Maraykanka, isaga oo ka hadlay arrimaha dhaqaalaha, shaqo abuurka, iyo arrimaha dibadda.
 
Wariyaha VOAda Da'ud Aweys ayaa warbixin khudbadaas ku saabsan inooga diyaariyey. Waxa iyaguna khudbadaas falanqeeyey Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo bare ka ah Jaamacadda Minnesota iyo Prof. Liibaan Cabdullaahi Cigaal oo bare ka ah Jaamacadda Goerge Mason.
Warbixinta iyo falanqeynta hoosta ka dhageyso.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 11 February 2014 06:59
Tuesday, 26 November 2013 10:52
Wednesday, 21 May 2014 16:12
Monday, 10 March 2014 13:30
Thursday, 13 February 2014 21:25
Tuesday, 10 December 2013 20:29
Saturday, 21 December 2013 15:55
Wednesday, 11 December 2013 07:54
Sunday, 29 June 2014 14:25
Thursday, 30 January 2014 09:56