BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

MUQDISHO: Maamulka Ahlusuna Waljamaaca Oo Wada-hadal Nabadeed Ugu Baaqay Xarakada Al-Shabaab +DHAGAYSO

ahlu_suna_wajhamaa30-01-2014 Muqdisho (Bnn) Maamulka Ahlusuna Waljamaaca ee gobollada dhexe ayaa waxay sheegeen inay qaban doonaan shir weyne nabadeed oo ay ugu baaqayaan Xarakada Al Shabaab inay kasoo qeyb galaan.

Gudoomiyaha golaha Fulinta Ahlusuna Waljamaaca Sheekh C/risaaq Maxamed Cali (Ashcari) ayaa munaasabad uu ka hadlayey shalay waxa uu sheegay inay ka dalbanayaan Al Shabaab inay kala soo qeyb galaan gogosha nabadeed ay fidinayaan.

Al Shabaab ayaa waxay dagaal kula jiraan Ciidamada Ahlusuna Waljamaaca waxaana dhowr jeer dagaalo dhiig badan ku daatay ay ku dhexmareen deegaano hoostaga gobollada dhexe haba ugu badnaatee gobolka G/gaduud deegaano katirsan.

Lama oga jawaabta ay ka bixin doonaan Al Shabaab wadahadalka Nabadeed ay ku baaqeen Ahlusuna.

DHAGAYSO

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Monday, 28 April 2014 07:48
Tuesday, 30 September 2014 15:52
Friday, 20 December 2013 05:49
Friday, 17 October 2014 15:28
Saturday, 15 March 2014 21:02
Wednesday, 25 June 2014 15:32
Tuesday, 09 September 2014 11:51
Tuesday, 10 June 2014 14:08
Wednesday, 06 November 2013 17:57
Saturday, 09 August 2014 10:52