PARIS:Ciyaaryahanka Zlatan Oo Kooxdiisa PSG Soo Gaadhsiiyay Ciyaarta Finalka Ee Koobka Faransiiska Kadib Markii Uu 2Gool Kaga Naxsaday Kooxda NANTES (VIDEO)

zlatan

05-02-2014 (BNN) Ciyaaryahanka Zlatan Oo Kooxdiisa Paris Saint Germain oo la ciyaartay caawa Nantes kaga naxsaday 2gool,isla markaana Finalka taagan koobka Dalkaasi France,waxaana wada ciyaari doona Arbacada oo mid la reebayaa kooxaha Lyon iyo Troyes oo kii soo baxa Final la ciyaari doonto PSG

Xafiiska Wararka Boramanews

Boramanews@gmail.com

 

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 03 May 2014 14:45
Thursday, 14 November 2013 17:29
Sunday, 02 February 2014 06:23
Monday, 10 March 2014 09:28
Sunday, 27 October 2013 23:28
Saturday, 28 December 2013 03:42
Wednesday, 23 April 2014 20:02
Saturday, 12 October 2013 14:18
Monday, 24 March 2014 20:14
Wednesday, 28 May 2014 04:53