Dawlada oo Ahlusuna ku Cadaadineyso la Dagaalanka Al shabaabka Gobolka Galgaduud +DHAGAYSO

ABDISAMAD_MACALIN_EMuqdisho (Bnn) Iyadoo uu hakad galay dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo kuwa al shabaab maal mihii la soo dhaafayna wafdi xildhibaano ka tirsan barlamaanka somalia ay ku sugnaayeen gobalka Gal gaduud ayaa Xildhibaan C/samad Maclin Maxamuud aya waxa uu sheegay in mamaulka dowlada iyo kuwa ahlusuna cadaadis ay ku saareen sidii al shabaab looga saari lahaa deganada ay kaga sugan yihiin gobalkaas asagona sheegay in shabaab dhibaato badan ay ku hayaan dadka ku dhaqan Gal gaduud.

Xildhibaan C/samad ayaa sheegay in maamlmaha soo socda uu safar koda soo dhamaado isagoona sheegay in ay dib ugu soo noqon donaan magaalada Muqdisho si barlamaanka iyo xukuumada ay ugu gudbiyaan waxyaabihii ay la soo kulmeen.

DHAGAYSO

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.




Boramanews Disk
Muqdisho Office

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Monday, 16 September 2013 21:55
Monday, 05 August 2013 02:29
Sunday, 21 September 2014 10:20
Sunday, 14 September 2014 15:11
Wednesday, 02 July 2014 10:35
Monday, 12 May 2014 14:04
Tuesday, 22 October 2013 12:08
Thursday, 17 October 2013 23:14
Sunday, 27 July 2014 16:27
Saturday, 08 February 2014 12:01