BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Dhamaan Hawlwadeenada Boramanews Waxa Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyska Iyo Ehelada Marxuum Xaaji Daauud Warsame Nageeye Oo Borama Ku Geeriyooday

tacsi_xaaji_daauudDhamaan Hawlwadeenada Boramanews waxa ay tacsi u dirayaan Qoyska Iyo Ehelada Reer Xaaji Daauud Warsame Nageeye Oo Maanta Aabahood Xaaji Daa,uud Warsame Magaalada Borama Ku Geeriyooday.Waxa aanu tacsi u ducaba hawada u marinaynaa qoyska iyo dhamaan reer Xaaji Da,uud Warsame,waxaanan Marxuumka Xaaji Dauud warsame ilaahay uga baryaynaa in uu ilaahay janooyinkiisa uu ka waraabiyo dhamaan qoyskiisana samir iyo iimaan eebe haka siiyo.Aaamiin Aamiin

Innaa Lilaahi Wa,inaa Ilaahi Raajicuun.

Bahda Borama News International

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Friday, 11 April 2014 15:12
Thursday, 15 May 2014 07:50
Thursday, 18 September 2014 20:27
Saturday, 11 January 2014 18:12
Monday, 11 August 2014 19:11
Monday, 31 March 2014 01:21
Tuesday, 15 April 2014 14:40
Friday, 13 September 2013 15:56
Monday, 27 January 2014 09:45
Saturday, 21 September 2013 00:13