BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

HALKAN KA AKHRI DHAMAAN TACSIYIHII NA SOO GAADHAYO EE ALLA HA U NAXARIISTEE XAAJI DAA'UUD WARSAME :

tacsi_xaaji_daauudANAGA OO AH DHAMMAAN DADKA HOOS KU QORAN WAXAAN HALKAN TACSI TIRAANYO LEH U DIRAYNAA DHAMAAN REER HAJI DA’UUD WARSAME NAGEEYE OO ABOHOOD KU GEERIYOODAY MAGAALADA BORAMA.
ILAAHAY WAXAANU UGA BARYAYNAA INUU SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO. MARXUUMAKANA  ILLAHAY JANADII FARDOWSA HA KA WARAABIYO.
AMIIN!!!!!!!!!!!!!! AMIIN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! AMIIN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
1 Hussen Ahmed Warsame
2 Bashir Ahmed Warsame
4 Saleban Ahmed Warsame
5 Casha Ahmed Warsame
6 Nimco ahmed Warsame
7 Mukhtar abdi Ahmed iyo xaskisa yurub dahir abdilahi
8 Fosiya abdi Ahmed
9 Khaddar abdi Ahmed iyo xaskisa fadumo abdi Ahmed
11-  Ismaciil Mahamud warsame
12  Ilyas   Mahamud warsame 
13-  Khaddar  Mahamud warsame
14-  Hussen Hassan warsame 
15- AbdI      hassaan warsame
16   Halimo   Hassan warsame
17    Shukri  hussen  ahmed 
18   Nageeye   hussen   ahmed 
19    Hana      hussen    ahmed 
20     Abdi  samad Ibrahim nageeye 
21   Abdilahi  Ibrahim  nageeye 
22-   Mahamed  ali nageeye
23 .  Hasna   Ibrahim nageeye 
24   Sacada   ibrahiin  nageeye 
Q2AAD--TacsiDhamaan  reer Muxumad Sacad Iidle waxa Ay Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaan AHUN Awowgood  Marxuum Xaaji Daa’uud Warsame Nageeye Oo Xalay Ku Geeriyooday Boorama
waxa ayna alle uga baryayaan in uu naxariistii Janno Ka Waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo allena qabariga u nuura jannadiisana galiyo aaamin:-
1.Hooyo Mako Caateeye Faahiye
2.Idiris Muxumad Sacad iyo xaaskiisa
3.Khadija Muxumad Sacad iyo caruurteeda
4.Caasha Muxumad Sacad iyo Xaaskeeda
5.Cabdilaahi Muxumad Sacad
6.Sahra Muxumad Sacad iyo caruurteeda
7.Xaliimo Muxumad Sacad iyo Xaaskeeda
8.Axmad Muxumad Sacad iyo Xaaskiisa
9.Baxsan Muxumad Sacad iyo Xaaskeeda
10.Faadumo Muxumad Sacad iyo Xaaskeeda
11.Faysal Muxumad Sacad iyo Xaaskiisa
__________________________________________________________________________________________________

tacsi4inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa halkan tacsi ka diriya dhamaan reer egeh gulaid iyo inti aay dhaleen meelkaste oo ay dalka iyo dibada ba ka joogan. Waxaay u tacsiyaaynayaan reer xaaji daawuud warsame oo uu abo hood xaji daauwud warsame nageeye ku geriyoodey magalaada boorama xalay toole.

Waxayna ilaahey oo waydinayaan inuu jannahtul firdaws ka warabiyoo, intii oo ka tagayna sabr ilahay ka siyo.
____________________________________________________________________________

1. Gasle aw adan jamac iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
2. Cabdi maroodi xaaskiisa iyo caruurtiisa
3. Yonis aw adan jaamac  iyo   xaaskiisa iyo caruurtiisa
4. cawaale barkhad looxtuur iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
5. Mohamed yoonis caateeye xaaskiisa iyo caruuriisa
6. Sahra yoonis caateeye faahiye
7. Xasan yoonis caateeye iyo xaaskiisa iyo caruuriisa
8. yuusuf ahmed yuusuf  iyo xaaskiisaa
--
waxay tacsi halakan uga dirayaan qooyskii iyo qaraabadii uu ka tegay alaha unaxaarstee xaaji daauud warasame nageeye
ilaahayna waxaan uga barayaaynaa ilaahay inuu janadii fardoowsa ka awaraabsho qoyskiina samir iyo iimaan ka siiyo
aamiin aamiin
----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Abdijabar Ileeye Jimcaale <cigaalmap@hotmail.com>

INaalilaahi Waninaa Ilayhi Raajicuun,, Dhamaan Reer Ileeye Jimcaale Waxay Tacsi u Dirayaan  Reer Xaaji daauud warsame Meelkasta oo ay joogaanba,, Geerida ku timid Marxuunka Aabo Xaaji dauud Warsame, waxan leenahay Samir iyo Iimaan, isagana marxuunka waxay Ilaahay uga baryayaan Naxariistiisa Jano ka waraabiyo,, Eheladana samir iyo iimaanka kasiiyo, Amiin Aamiin
------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN, dhamaan dadka  hoos ku qoran
waxay tacsiyaynayaa marxuum Xaaji Daa'uud Warsame Nageeye oo lagu
aasay 08-02-2014 magaalada Borama  waxay si gaara uga tacsiyaynayaan
qoskiisii,qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo dhamaan waxayna leeyihiin
Allaha qabriga ha u nuuro
-
Damaan Reer Cumar Geeljire meelkasta oo ay kala joogaan dunida waxay
tacsi tiiraanyo badan u dirayaan qoyskii reer Xaaji Daa'uud Warsame
Nageeye oo uu ka geeriyooday Aabo Xaaji Daa'uud waxaanay leeyihiin
Alle jannadii hageeyo qoyskii,qaraabadii,ehelkii iyo asxaabtiina waxay
markale leeyihiin Alle samir iyo iimaan ha inaga siiyo isagana waan u
ducaynaynaaye Alle ducada balaadhan ha u aqbalo aamiin aamiin

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHU RAAJICUUN
Aniga oo li hadlaya dhamaan magaca Reer Caateeye
Faahiye waxa aan tacsi murogo u dirayaa dhamaan
Reer Xaaji Daau'uud Warsame iyo Reer Dhamaan Warsame, Eheladii , Qaraabadii uu ka baxay awowgay  Marxuum Xaaji Daauud Warsame nageeye. Ilaahay Naxariistii Janno ha ka waraabiyo qabrigana ha nuuree. Dhamaan Qaraabada, Eheladana samir iyo Iimaan ha ka siiyo.
AAMIIN
Amoud Foundation Sends Condolences to the family of Haji Daud Warsame  
Amoud Foundation Board, staff, and volunteers are sending their condolences to the family of Haji Daud Warsame. Our thoughts and prayers are with them in this difficult time.
 
Haji Daud Warsame was a respected Businessman and a community leader. He was a giant among his peers. May Allah (SWT) give solace to his grieving family and bless his sole in the final abode.
   INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN                        
 
       Anigoo ah Abdirashid Nor Osman  (Cansharar)  iyo Xaaskayga Ruqia X.Muse Axmed Good
Kuna hadlayna magaca dhamaan qoyska reer Cansharar iyo reer Xaaji Muuse meelkastooy joogaan,waxaan halkan tacsi uga diraynaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Rabi Naxariistii jano ha ka waraabiyee
 
Xaaji Da,uud Warsame Nageeye oo ku geeriyooday magalada Borama,waxaan leenahay  samir iyo iimaan
isgana waxan rabi uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo.   Aamiin Aamiin Aamiin
 
Abdiradhid Ansharar
Oslo Norway


AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Wednesday, 30 April 2014 03:28
Thursday, 21 August 2014 11:12
Sunday, 31 August 2014 06:46
Wednesday, 25 September 2013 07:59
Sunday, 18 May 2014 12:31
Tuesday, 23 September 2014 06:58
Monday, 03 February 2014 09:38
Tuesday, 06 May 2014 06:21
Tuesday, 10 December 2013 00:41
Thursday, 31 July 2014 06:23