BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

AKHRI Magacda Xildhibaanada Gudoomiye Cirro Ka Tuuray Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Markii Ay Saxeexeen Xalay Mooshin Ka Dhan Ah Gudoomiyaha

CIRRO_AFKA__BUUR08-02-2014 Hargeysa (Bnn) Guddomiyaha Golaha Wakiilada ayaa Guddida Joogtada ah ka saaray Shan Xildhibaan oo la sheegay in ay xallay saxeexeen mooshin ka dhan ah Guddomiyaha Golaha wakiilada Cabdiraxman Cirro Awoodiisa .

Shantan Xildhibaan ayaa waxaanay kala yihiin.

1.Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiye,
2.Xildhibaan Ibraahin Caraale Cabdi,
3.Xildhibaan Cali Maxamed Cabdi.
4.Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen Cige (Balaki),
5.Xildhibaan Axmed Farax George.

Shantaasi Xildhibaan ayuu saaka Guddomiyuhu ka saaray guddida Joogtada ah.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 10 October 2013 15:07
Sunday, 16 February 2014 09:56
Wednesday, 13 August 2014 22:04
Tuesday, 11 February 2014 21:35
Saturday, 30 August 2014 08:34
Wednesday, 11 September 2013 15:34
Monday, 30 September 2013 02:36
Sunday, 04 May 2014 23:28
Tuesday, 27 May 2014 12:37
Sunday, 23 February 2014 12:13