BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

MUQDISHO: Madaxweynaha Somalia Oo Si Kulul Uga Jawaabay Maanta Eedeyn Uga Timid Dawlada Mareykanka

xasan_cadho_ka08-02-2014 Muqdisho (Bnn) Kadib markii agaasimada sirdoonka qaranka dalka Mareykanka James Clapper uu ku sheegay hogaanka Somalia weli in ay yihiin kuwa aan awood laheyn ayaa hadalkasi waxa si kulul uga jawaabay madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamud.

Isagoo wareysi siinayay madaxweyne Xasan Sheekh jariidada Financial Times ee kasoo baxda dalka Mareykanka ayaa waxa uu sheegay in uusan garaneyn ilaha rasmiga ah ee agaasimaha sirdoonka Mareykanka uu kasoo xigtay in hogaanka Somalia ay yihiin weli kuwa aan awood laheyn.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa difaacay siyaasada dowladda Somalia waxana uu shaaca ka qaaday in James Clapper nafsad ahaantiisa uu soo boqan karo Somalia si xaalada ka jirta dhulka Somalia u arko.

Jariidada Financial Times ayaa qortay sido kale in madaxweynaha Somalia uu wax ka yar 1-sano uu la tacaamulayo wax ku dhow 4-gudoomiye oo masul ka noqda bankiga dhexe Somalia.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wareysigiisa sido kale ku sheegay in meel madhan ay wax ka bilaabeen.

Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in waqtigaan aysan habooneyn in masuul sare oo ka tirsan dowlada Mareykanka uu jeediyo eedeynta noocani oo kala ah

Boramanews Disk

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Friday, 28 February 2014 06:51
Monday, 07 October 2013 04:51
Tuesday, 19 November 2013 07:09
Saturday, 08 March 2014 09:01
Sunday, 15 June 2014 17:18
Tuesday, 18 February 2014 12:03
Thursday, 31 July 2014 13:51
Monday, 07 October 2013 14:04
Wednesday, 26 February 2014 12:49
Thursday, 14 November 2013 14:45