SAYLAC: Wariyihii UniversalTv Ee Magaalada Saylac Oo Ku Xidhan Saldhiga Magaalada Xariirad

WARIYIHI_SAYLAC_EE_UNIVERSAL08-02-2014 Saylac (Bnn) Wararka ka imanaya magaalada xariirad ee gobolka salal ayaa sheegaya in maanta galinkii hore ciidama daacada u ah xukuumada Axmed (Siilaayo) uu madaxda ka yahay ay saldhiga u taxaabeen wariyihii tvga universal ee magaalada saylac C/samad Maxamed C/laahi Dugsiiye oo ku sugnaa dhawaanba magaalada xariirad,

Ma jirto warar faah-faahsan oo ka soo baxay masuuliyiinta degmada ay u sababeeyeen xadhiga wariyaha balse waxaa jira in dhawaan ay ku dhawaaqday xukuumada S/land in ay ruqsadii kala noqotay Tvga universal isla markaana ayna ka hawl gali karin gobolada iyo degmooyinka dalka

Abdi Xasan
Boramanews
Saylac Office

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Monday, 14 October 2013 21:21
Tuesday, 24 September 2013 05:38
Thursday, 09 January 2014 15:24
Tuesday, 26 November 2013 09:58
Saturday, 21 June 2014 10:51
Saturday, 02 November 2013 19:42
Tuesday, 18 March 2014 09:25
Friday, 14 February 2014 17:37
Saturday, 07 June 2014 14:05
Thursday, 25 September 2014 19:38