BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Kooxda Liverpool Oo Si Quudhsi Ah Uga Badisay Kooxda Arsenal Iyo Arsen Wenger Oo Tareenka London Ku Ordaya Oo Si Xun U Dhacay DAAWO SAWIRO+VIDEO

arsenv209-02-2014 (BNN) Kooxda Arsenal oo timiday hoyga Liverpool ee Anfeild ayaa si foolxun dhulka loo jiiday,waxaana kooxda Liverpool kaga badisay 5gool iyo Hal gool oo Arsenal dhalisay(Liverpool - Arsenal 5-1) .Kooxda Arsenal oo la ceebeeyay si foolxuna looga badiyay ayaa tobobarahooga Arsen Wenger uu isla markiiba labistay oo uu boorsooyinkiisa soo jiitay,isagoo kusii ordayay xerada Tareenka si uu u raaco Tareenka taga Magaalada London ayuu si foolxun u dhacay oo uu u kufay,waxaana u gurmaday dad shacab ah iyo booliis.DAAWO .

Cabdoo Xaaji

Boramanews/London

arsenv1arsenv2arsenv3arsenv4

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Friday, 10 October 2014 10:25
Thursday, 06 February 2014 11:22
Sunday, 29 December 2013 02:01
Tuesday, 29 October 2013 16:54
Monday, 03 February 2014 23:28
Friday, 26 September 2014 10:23
Monday, 30 June 2014 00:37
Tuesday, 26 November 2013 12:06
Tuesday, 11 March 2014 07:17
Friday, 10 October 2014 20:13