BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Maxaabiis Argagixiso Ugu Xidhan Mudo Dheer Xabsiga Somaliland Oo La Sheegayo In Xanuun Ba,ani Lasoo Darsay Iyo Deegaanada Ay Kasoo Jeedaan (WARBIXIN)

xabsiga_madheera09-02-2014 (BNN) Maxaabiista baaqiga ka ah ragii loo qabtay weerarkii madaxtooyada,Xafiiska Sirdoonka Itoobiya  iyo UNDP Hargeysa u xidhan ayaa la sheegayaa in 3 ka mida ahi ay si xun ugu xanuunsanyaan Xabsiga dhexe ee Mandheera.War uu soo tabiyay maxbuus saaka laga soo daayay Xabsiga ayaa sheegay in ragaasi odayaasha ah ee 12sano ku jira xabsiga uu xanuun la soo darsay,Ragani ayaa qaarkood dhamaysteen xabsigii lagu xukumay balse aan laga sii daynin xabsiga oo lagu iloobay.Abdiraxman Ismail Yusuf oo kasoo Awdal ,Jamac Abdi Ismail oo ksoo jeeda Sool iyo Ali Mohamed oo Muqdisho Ah  ayaa lasheegayaa in ay ku xanuunsanayaan Xabsiga,isla markaana aysan helin wax gargaar caafimaad ah.Somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay 22 nin oo loo qabtay weeraradii ka dhacay Somaliland.Odayaal kasoo jeeda qabaailka beelahani ayaa wasiirka madaxtooyada ka codsaday in uu siidaayo ragaasi xunuunku lasoo darsay balse ka gows adaygay.

22 Maxbuus oo loo qabtay dhacdadani ayaa markii xukunka uu qabtay Madaxweyne Siilaanyo uu ooda ka qaaday maxaabiis beeshiisa u badan oo ay saaxiibo dhow ahaayeen wasiirka madaxtooyada Mudane Xirsi X.Cali oo mar ka tirsanaan jiray kooxdii Al Itixaad. HOOS KA AKHRISO MAXAABIISTA LASII DAAYAY IYO KUWA KU HADHAY XABSIGA IYO BEELAHA AY KASOO JEEDAAN

RAGA LASII DAAYAY.

1. Sheikh Mubarak Diriye Ahmed, Solo Madow, HabarJe’lo
2. Omar Ahmed, Rere Baded, Ahmed Farah, Habar je’lo
3. Ali Diriye Omar, Imran, Habarje;lo
4. Ibrahim Jama Ahmed, Rer Rage, Habarje’lo
5. Abdirahman Warsame Hayd, Imran, Habarje’lo
6. Abdirisaq Abdilahi Ali, Rere Baded, Ahmed Farah, Habar je’lo
7.Mohamed Yusuf Hirsi, Imranm Habarje’lo
8. Mukhtar Hasan Ahmed Doodi, Rer Dahir
9. Jama Hasan Adan, Rer Benen
10. Muse Ali Yusuf, Isaxaq, Habaryonis
11. Sheikh Mohamed Sheikh Ismail, Akisho, Dir

Raga Wali Ku Jira Xabsiga Ee Lagu Iloobay

1. Daud Salah Iddle, Sa’ad Yonis, Habar Yonis
2. Abdirahman Isman Yusuf, Makahil, Gudubursi
3. Abdirahman Muhumed Jama, Makahil, Gudubursi
4. Jama Abdi Ismail ( Kuutiye) , Egal Naleye, Dhulbahante
5. Mohamed Ali Ise, Warsangli by tribe
6. Ahmed Elmi Samatar, Samane, Arab
7. Ali Muse Mahamoud, Salaben, Habargidir, Hawiye
8. Ali Mohamed Awale, Duduble, Habargidir, Hawiye
9. Farhan Abdule  Mohamed, Marorsade, Hawiye

BORAMANEWS DESK

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 11 March 2014 06:53
Wednesday, 25 September 2013 20:04
Tuesday, 17 June 2014 15:52
Sunday, 10 November 2013 05:53
Friday, 16 May 2014 17:58
Saturday, 12 October 2013 00:04
Thursday, 24 October 2013 11:24
Wednesday, 21 August 2013 17:30
Wednesday, 06 November 2013 15:36
Sunday, 25 May 2014 14:35